waa maxay Horumarka shaqsiyadeed - 1 minute read


Whatsapp image 2021 12 29 at 1.13.28 pm


Horumarka shaqsiyeed waxaa lagu soo koobay hawlaha aad qabato si kor loogu qaado tayada noloshaada. Badanaa waxay ka kooban yihiin hagaajinta xirfadaha/ barashada kuwa cusub, xoojinta isku-kalsoonaantaada, hagaajinta caafimaadkaaga iyo fayoobaantaada, dhammaystirka hamiga, iyo waxyaabo kaloo badan.

Guud ahaan, waa waxqabadyo aad sameyso si aad u hormariso noloshaada, caafimaadkaaga, ganacsigaaga, xirfaddaada, xiriirkaaga. Kobcinta shaqsiyeed waxay jaraysaa dhinacyo kala duwan oo nolosheena ah, waxayna si kala duwan noo saamaynaysaa.

Horumarka iyo guusha waa riyada aynu ka simanay dhamaanteen waana tuu qofkastaaa

ku taamayo mar walba